Daawo Sawirada : Wiil 11-Sano jir ah oo awoodiisa dad badan ka yaabeen  !!

Sida lagu yaqaan carruur badan oo 10 jir ah waa inay aadaan dugsiyada; ciyaaraan kubadaha ama ku maaweeloodaan games-ka; laakiin Timofey Klevakin, oo 11 jir ah wuxuu ku mashquulsan yahay dhisidda iyo xoojinta murqihiisa. Wuxuuna xaadir ku yahay goobaha jirka lagu dhiso. Taniyo markii uu shan jirsaday Klevakin wuxuu aad ugu go’ay wax himlinta ‘qaadidda … Continue reading Daawo Sawirada : Wiil 11-Sano jir ah oo awoodiisa dad badan ka yaabeen  !!